600 Deg Deg Daawo::Dawlada Somalia Oo Balan Qaad U Samaysay Puntland? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo::Dawlada Somalia Oo Balan Qaad U Samaysay Puntland?

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa sheegay in Aqalka sare ay Golaha wakiilada Puntland kala shaqeyn doonaan is-waafajinta Shuruucda heer Federaal iyo heer Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mudane Bukhaari ayaa Golaha Wakiilada Puntland ku tilmaamay kuwa hormuud u ah dhammaan heerarka kala duwan ee Xeer-dejinta dalka waxaana uu bogaadiyay kaalinta Baarlamankii kala duwanaa ee Puntland soo maray ay ka soo qaateen hirgelinta Shuruucda iyo Nidaamka Puntland.

“Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya isagoo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah wuxuuna idinkala shaqeyn doonaa arrimaha Xeer-dejinta iyo is waafajinta Shuruucda labada heer” ayuu Yiri mudane Bukhaari.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...