600 DAAWO::Maxaa lagu Xidhay Wariyaasha Hargaysa Ee Eryal Tv ? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

DAAWO::Maxaa lagu Xidhay Wariyaasha Hargaysa Ee Eryal Tv ?

Shabakada Khaatumonews Waxaa Ay halkan idin kusoo gudbinaysa Warbixin sababta Muuse Biixi maanta Xabsiga ugu taxaabay Koox kamid ah Wariyaasha Eryaltv

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sababta lagu xidhay wariyaashan ayaa lagu sheegay in ay tahay Ardaydii dhawrka bilood tababarka ku jirtay ee loo bixiyey Shaqo-qaran ayaa waxaa usoo baxay in 100 kamid ah shirkadi qaadanayso oo tababar dibedda ah loo qaadayo, halkii laga qaadi lahaa kuwii xaqa u lahaa waxaa Saaka Hargeysa Hutel Grand-Hadii laysugu geeyey 100 qof oo aan shaqo-qaran ku jirin balse Madaxweyne Biixi la Hayb ah.

Wariyeyaashu waxay soo warraysteen kuwii xaqa u lahaa in la shaqaaleeyo kadib iyagoo kusii socda kuwii lagu bedelay ee Madaxweyne Muuse Ardaagiisa ahaa ayaa la ogaaday kadib Booliis baa laga daba diray dhammaantoodna Xabsigaa lagu guray.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...