dahabshiil

Deg Deg:Ciidamo Cusub Oo La Wareegay KISMAAYO

Ciidamo cusub oo ka amar qaata Madaxweynaha Jubbalad Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay la wareegeen ammaanka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Ciidamadan oo u badan kuwa Boolis ah oo dhowaan la tababaray ayaa waxa ay dhaq dhaqaaqyo ka bilaabeen gudaha magaaladaasi, sida ay xaqiijiyeen dad deegaanka ah.

Xaaladda ayaa haatan kacsan, iyadoona Musharraxiinta ku sugan Kismaayo ay dareemayaan qal-qal amni.

Doorashada Jubbaland ayaa la filayaa in ay dhacdo bisha soo socota ee Augusto, balse waxaa weli taagan caqabado u baahan in la xaliyo.

Inta badan Musharaxiinta ayaanan is-diiwaan gelin, waxaana ay cabasho ka yihiin guddiga doorashooyinka oo ay ku eedeyeen inuu si gaar ah ula shaqeynayo Madaxweyne Axmed Madoobe.

Lama oga sida ay wax noqon doonan, balse waxaa isha lagu hayaa tartanka adag ee doorashada Jubbaland .

Axmed Madoobe oo doonaya in markiii saddexaad la doorto ayaa sanadkan la kulmaya loolan adag iyo cadaadis uga imaanayo dhanka dowladda Soomaaliya.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=15661

Posted by on Jul 30 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841