DAAWO:Puntland Aasaaskeedii 1998kii Yaa Ka Faa’iidey, Yaase Ku Khasaaray?

Shabakada Khaatumonews Waxaa ay Halkan Idiin kusoo Gudbinaysa muqaalka warbixin aanu uga hadlayno Aas aaskii puntland Yaa ka faa iiday yaase ku khasaaray mudo 21 Sano kadib ah,

 52 total views,  2 views today