dahabshiil

Deg Deg:Alshabaab Oo Shaacisay Odayaasha Isku Dhiibay Tirata ay Yihiin

Al-Shabaab ayaa shaacisay tirada rasmiga ah ee illaa iyo hadda isa soo diiwaangelisay, kadib markii 15 bishan ay amar culus dul-dhigeen Odayaashii soo xulay xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Warbixin ka soo baxday Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in 159 Oday ay iminka is- diiwaangeliyeen, kuwaas oo tegay deegaanadooda.

Haddaba Odayaashee ugu badan liiska ay soo bandhigeen Al-Shabaab?

Ergada ugu badan ee iska diiwaangelisay goobaha Al Shabaab ay gacanta ku hayaan ayaa ah kuwa maamulka HirShabelle, iyagoona gaaraya 53 Oday.

Maamullada kale marka la eego waxaa Hishabelle ku xigo Koonfur Galbeed oo deegaanada Al Shabaab ay iska diiwaangeliyeen 40 Oday Dhaqameed, halka maamallada Jubbaland iyo Galmudug ay iska diiwaangeliyeen min 33 Oday.

Is-diiwaangelinta ergadan oo gaareyso 159 ayaa waxa ay imaaneeysaa, iyadoo weli mudo bil ah ay ka harsan tahay waqtigii Al-Shabaab ay u qabteen in dhammaan ay isku soo diiwaangeliyaan Odayaashii soo xushay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya

Arrintan ayaa dhabar jab ku ah qorshaha ay dowladda Soomaaliya ugu diyaar garoobeyso in 2020-ka illaa 2021-ka la qabto doorasho qof iyo cod ah.

Go’aanka Al-Shabaab ee dhaqan galay ayaa sidoo kale wuxuu muujinayaa, sida ay weli ugu xoogan yiihiin gudaha Soomaaliya, marka laga tago weerarada ay mararka qaar  ka geystaan gudaha Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=15612

Posted by on Jul 29 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841