dahabshiil

Deg Deg Daawo:Ciidanka Puntland Oo Fashiliyay Qarax Halis Badan

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka lagu soo bandhigay qaraxyo ay xaafado ka tirsan Boosaaso ka soo qabteen ciidanka Amniga Puntland ee PSF.

Ciidanka PSF ayaa hawlgallo ay ka sameeyeen xaafadda lagu magacaabo Buuraha ee magaalada Boosaaso waxay ku soo qabteen qaraxyadan oo kooxihii diyaariyay ay doonayeen in ay amniga magaalada ku dhibaateeyan.

Ciidamada Amniga Puntland ee ku sugan gobolka Bari ayaa maalmihii u dambeeyay hawlgallo lagu adkaynayo nabadgelyada ka waday gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari xilli loo diyaar-garowbayo xuska maalinta aas’aaskii Puntland ee 1-da Agoosto oo maalmo kooban ka dhiman yihiin.

Sidoo kale guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee Puntland ayaa waxa ka socda hawlgallo lagu xaqiijinayo nabadgelyada maadaama ay Puntland xusayso sannad-guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay aas’aaskeedii oo ku beegan 1-da Agoosto 1998.

Madaxweynaha Puntland oo shalay kulan la qaatay saraakiisha Amniga iyo Difaaca ayaa ku amray in si gaar ah in la xoojiyo amniga guud ee Puntland maalmaha lagu jiro Todobaadka dabaaldegyada 1-da August oo dhammaan ka dhacaya gobollada kala duwan ee Puntland.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=15600

Posted by on Jul 29 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841