
Musharax Maxamed Cali Yarow oo Horay uga tagay dalka Maraykanka, Islamarkaana ku dhowaaqay inuu u taagan yahay Xilka Madaxwayne ee Jubbaland ayaa ka hadlay Dhacdooyin la yaab leh oo ka Qabsaday Kismaayo oo uu ku dhashay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Musharax Yarow ayaa Xusay in Taageerayaashiisa loo diiday inay kusoo dhoweeyaan Garoonka Kismaayo, Sidoo kalana mar kale oo Hotelka uu duganaa uu kula Balamay ay soo Weerareen Ciidamo daacad ah u ah Axmed Madoobe, Sida uu hadalka u dhigay.

62 total views, 1 views today