
Wareysiga weriye Abdirisaaq Terra la yeeshay Korneyl Caarre, taliyaha Jabhada Dulmidiid.. Weriyaha oo qeexaya xaaladaha ayaa eray bixintan ku sifeeyay xaalada gobolka Sanaag “shimbirkaa Ka duulay oo fiinta Ka dhex dhawaaqaysa”!

63 total views, 1 views today