CEERIGAABO:- Wararka Ka Imaana magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag, ayaa Sheegaya Dagaal Culus oo u Dhaxeeyaa Jabhada Caare Iyo Ciidamada Somaliland in Uu Ka Socodo wadada Tabca Ee Buuraha Gobolka Sanaag.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Dagaalka oo Bilowdey goor dhawayd Ayaan Wali La Xaqiiijin Khasaaraha dhabta Ah Ee Uu Gaystey, Dagaalkan Culus ee Dhexmaray Ciidamada somaliland iyo Jabhada Caare Ayaa Bilowdey kadib markii Jabhada Caare Ay Kasoo Guureen fadhiisimahodii hore
Dagaalkan saaka ka qarxay ceerigaabo ayaa kusoo aadaya xili maalmahan waanwaan laga dhexwaday Taliska muuse biixi iyo Jabhada caare,
