Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Dagaalka Ceerigaabo Ka Dhacay Maanta

Muuse Biixi Cabdi Hogaamiyaha maamulka somaliland ayaa ka hadlay Colaada iyo Dagaalka ka aloosan Magaalada Ceerigaabo oo maanta ugu danbeysay uu ka dhacayay dagaal.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Biixi ayaa sheegay in ay soodhamaan doonto xaalada sanaag islamarkaana ay nabad kusoo dhamaandoonto islamarkaana maamulkiisi diyaar u yahay waxasta lagu dajinaayo xaaladaasi,