Waxaa la ogaysiinayaa dhmaan cidkasta oo danaynaysa in cisbitaalada Awrboogays iyo Widhwidh

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Ay dhiseen ururka Kalkaal Maternity Foundation ay qaadanayaan shaqaale
Widhwidh Hospital

1. Director/Agaasime 1 Boos
– Waa Inuu haystaa Bachelor degree Caafimaad ah gaar ahaan Clinical Officer,Health service 
management IWM

– Waa inuu haystaa ugu yaraan khibrad labo sano ah
– Waa inuu haystaa shahaado computer si fiicana wax ugu qori karaa computerka
– Waa inuu ku hadlaa qoraana luuqada Soomaaliga ito Ingiriisiga

– Waa inuu yaqaanaa Report Writingka
– Waa inuusan wax mukhaadaraad ah isticmaalin
– Waa inuu yahay qof diin leh oo dhowrsoon dhankasta
– Waa inuu Haystaa Shahaado Accounting Package ah QuickBooks 
– Waa inuu yahay Deegaan

2. Cashier/Lacag Haye 1Boos
– Waa inay haystaa Diploma Maamulka iyo Maaliyada
– Waa inay leedahay khibrad lacag haye
– Waa inay Gabadh noqotaaa
– Waa inuu computer si fiican wax ugu qori kartaaa gaar ahaan Excellka iyo Wordka
– Waa inay taqaanaa barnaamidka Quickbook
– Waa inay tahay deegaan

3. Midwife/Umuliso 2 Boos
– Waa inay tahay gabadh
– Waa inay haysataa ugu yaraan diploma Umulisonimo ah

– Waa inay leedahay khibrad labosano ah
– Waa inay ku hadli kartaa luuqada Ingiriisiga, carabiga iyo Soomaaliga
– Waa inay tahay deegaan

4. Laboratory Technician/Shaybaariste 1boos
– Waa inuu/inay haysataa ugu yaraan BSc Degree Shaybaar ah
– Waa inuu/inay leedahay Khibrad labo sano ah
– Waa inuu/inay ku hadlaa luuqadaha soomaaliga iyo engishka
– Waa inuu/inay tahay deegaanka cisbitaalku ku yaalo

5. Pharmacist/daawo yaqaan 1 boos
– Waa inuu haystaa khibrad daawada ah ugu yaraan shan sano
– Waa inuu keenaa Recommendations meelaha uu kasoo shaqeeyay ah 
– Waa inuu computer wax ku qori karaa shahaadana haystaa
– Waa inuu haystaa Diploma caafimaad ugu yaraan
– Waa inuu ku hadlaa luqaada soomaliga iyo Englishka

Imtixaanka waxaa lagu galayaa Cisbitaalka Guud ee Magaalada Widhwidh markay taariikhdu ku 
beegantahay 01/08/2018 sagaal subaxnimo

Awrboogays Hospital
Waxaa la ogaysiinayaa dhmaan cidkasta oo danaynaysa in cisbitaalada Awrboogays iyo Widhwidh ay 
qaadanayaan shaqaale
Awrboogays Hospital
1. Cashier/Lacag Haye 1Boos
– Waa inay haystaa Diploma Maamulka iyo Maaliyada
– Waa inay leedahay khibrad lacag haye
– Waa inay Gabadh noqotaaa
– Waa inuu computer si fiican wax ugu qori kartaaa gaar ahaan Excellka iyo Wordka
– Waa inay taqaanaa barnaamidka Quickbook
– Waa inay tahay deegaan 
2. Midwife/Umuliso 2 Boos
– Waa inay tahay gabadh
– Waa inay haysataa ugu yaraan diploma Umulisonimo ah
– Waa inay leedahay khibrad labosano ah
– Waa inay ku hadli kartaa luuqada Ingiriisiga, carabiga iyo Soomaaliga
– Waa inay tahay deegaan
3. Laboratory Technician/Shaybaariste 1boos
– Waa inuu/inay haysataa ugu yaraan BSc Degree Shaybaar ah
– Waa inuu/inay leedahay Khibrad labo sano ah
– Waa inuu/inay ku hadlaa luuqadaha soomaaliga iyo engishka
– Waa inuu/inay tahay deegaanka cisbitaalku ku yaalo

4. Pharmacist/daawo yaqaan 1 boos