dahabshiil

War Deg Deg Ah:Madaxweynah Puntland Xilal cusub magacaabay

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr51 oo ku taariikhaysan 24, Luulyo 2019 ku magacaabay Golaha Sare ee La-talinta Madaxweynaha.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay : Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo Gole Sare oo La-talineed.

Markuu Tixgeliyey: Aqoontooda iyo Waaya-aragnimadooda.

Wuxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Nuuradiin Aadan Diiriye loo magacaabay Guddoomiyaha Golaha.

2. Waxaa Mahdi Maxamuud Cali loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

3. Waxaa Yaasmiin Maxamuud Xaamud (Nayn) loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

4.Waxaa Drs. Saciido Axmed Cali (Qacle) loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

5. Waxaa Eng. Axmed Abshir Faarax loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

6.Waxaa Cusmaan Seed Cilmi loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=15467

Posted by on Jul 24 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841