600 War Deg Deg Ah:War Culus Oo Ka Soo Kordhay Xubnihii Boosaaso lagu Xidhay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:War Culus Oo Ka Soo Kordhay Xubnihii Boosaaso lagu Xidhay,

Maxkamadda darajadda Koowaad ee maamulka Puntland ee Boosaaso ayaa amartay in la siidaayo Xubnaha Guddiga Wadada Bartamaha Boosaso oo dhawaan ka ay xireen Ciidanka maamulka Puntland.

Maxkamadda ayaa sheegtay in sifo sharci daro ah horay loogu soo xiray xabsiga xubnahaan oo ah kuwo adeegyo muhiim ah ka waday Magaalada Boosaaso.

Xubnaha ayaa kala ah.

Sh. Maxamed Macalin Axmed

Eng. Maxamud Maxamed Xuseen (Maalfo)

Nabadoon Maxamed Ibraahim Xaaji Faarax

Maxamed Faahiye

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...