Deg Deg Daawo:Puntland Oo Ciidan Xoogan Buuhoodle Ku soo Bandhigtay,

Maamulka Puntland ayaa Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Maanta kusoo Bandhigay Ciidamo Xoogan iyo Gaadiid Nooca Dagaalka ah oo Maamulkaasi Kamid Noqonaya,