Maamulka Somaliland ayaa wada olole la doonaayo in lagu maja xaabiyo Gobolka cayn iyo guud ahaan Buuhoodle.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maamulka Muuse Biixi ayaa wada qorshe uu maleeshiyaad uga qoranaayo deegaano kamid ah Buuhoodle balse waxaa arrinkaasi ka digay ciidamada Buuhoodle Ee dagaalka Kula galay maamulka Somaliland Kalshaale,
