600 Caasha Geelle Gaalkacayo Laga Qabto””Hadaa Tahay Hooyo Sharaf Leh Ma Ragaad La Hirdami laheed Ma Hinaasad Badin Laheed “” | KHAATUMO NEWS

Warning: Use of undefined constant newstheme_menucat - assumed 'newstheme_menucat' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/assets/dropdown.php on line 3
dahabshiil

Warning: Use of undefined constant newstheme_activate - assumed 'newstheme_activate' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 2

Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21

Caasha Geelle Gaalkacayo Laga Qabto””Hadaa Tahay Hooyo Sharaf Leh Ma Ragaad La Hirdami laheed Ma Hinaasad Badin Laheed “”

Waxaan Daawaday Muqaalkan Haweenayda lagu Magacaabo caasha Geelle Diiriye oo kamid ah Haweenka Gaalkacayo islamarkaana uu mar wasiir ka dhigay C/wali gaas Xiligii Uu tala Puntland Hayay.

Caasha oo Ah Shaqsiyaadka Dawlada Fadaraalka soomaaliya Ay Kala samayso Xidhiidhka lagu burburinaayo Nidaamka puntland islamarkaana kamid ah Xubnihii Lacagta ka gudoomay Raysal wasaare khayre Ahna xubnihii Sahlay in Amar la aan Uu Khayre ku yimaado Dhanka puntland ayaa maanta soo Fadhiisatay Warbaahinta Iyadoo leh.

Xukumada PUNTLAND waxay ii soo dirtey ciidamo xabsiga ii taxaaba islamarkaana sheegatay GAALKACYO inuu ka jiro kacdoon hubeysan oo iyada lagu difaacayo.

Sidoo kale waxay ka hadashey xariga PUNTLAND u geysatay Odayaal,Ganacsato iyo Culimo udiin waxayna ku baaqday in lasii daayo dadka lagu xirxirey Bosaso iyo Garowe.

Caasha waxay Sheeganasa oo leedahay Aniga Aawaday waxaa usoo baxay Dhalinyaro hubaysan oo iga Difaaca Ciidanka Puntland,

Caasha geele miyay ilowday In Gaalkacayo Ay tahay magaalo aan Loo ogolen reer Putland Islamarkaana ah magaalo Qoys ahaan ay iyadu ka soo jeedo islamarkaana sanadkasta difaceeda ay ku dhintan kumanaan reer Puntland ah,

Caasha geele miyay ilowday in Hadii gaalkacayo Loola cararo xamar in ay bari Gaalkacayo ahaan doonto magaalo laga maamulo Badhaxley oo ay maamulan kuwa sanadkasta kusoo weerara.

Caasha Ma ilowday in Gaalkacayo jiritaankeeda, Ganacsigeeda iyo Nolosheedu tahay Mid Ku Taagan Dhiiga dheecan reer puntland.

Shilimada yare dawladu usiisay Caasha Siyaasad Ahaanta Ma is weydiisay caasha geele iyo Kooxda yare La socota in ay dhaxal siin karto gaalkacayo inay ka baxdo faraha Cumar Maxamud iyo Puntland Islamarkaana ay gali karto gacanta Hawiye sida laascaanoodba ay shilamu ugu gacan galiyen Isaaq,

Gaalkacayo Cumar Maxamuud iyo Puntland Toona Gacan ugu Jiri Mayso hadii Midnimada puntland iyo Nidaamka puntland la ilaalin waayo,

Caashay Ladnaan ayaa ku lurase Reer Puntland ha iskaga dhigin Cadow Xamar iyo Kooxda Siyaasadooda kugu Kacsanayana ha mushxaradin gaalkacayo waa magaalo aan lamid ahayn magaalooyinka kale Ee Puntland waa magaalo aan ku hadal la’ayn waa magaalo la raadinaayo sidii looga helilahaa Gol Daloolo looga sooo duso,

Cumar Maxamud iyo caasha Geelle Toona loogama Fadhiyo Inay Gaalkacayo kaga Hadlan wax Aan ahayn MIdnimada Puntland.

Caasha geelay Taageerada Xukumada nabad iyo Nolol yo Shilimada lagu soo tuuraayo yaanay sababin In aad Ku rido God Cumar maxamuud iyo magaaladooda.

Ogow caashay hadaa Cadow Ka dhigato Reer Puntland iyo Ciidankooda in Cadowga Gaalkacayo Kugula jaarka ahi ay Barqo Ka caraabin doonan,

“”Hadaa Tahay Hooyo Sharaf Leh Ma Ragaad La Hirdami laheed Ma Hinaasad Badin Laheed Habeenba Ku Dumaye Hadeer Lagu wada Ogaa”’

Ugu Danbayn Reer Puntland iyo nidaamkooda iyo nabadooda yaanay Iskaga Furin Buuq iyo Sawaxan oo yaysan Jaanta La raacin Siyaasiyiin U Durbaan Garaacaya qaabkii ay Mar labaad Ugu Soo laaban lahaayen Talada dalka balse aanu Hadafkooda hada dhaafsiisneen duulaanka dawlad Goboleed nabad iyo Amni haysta,

Khaatumonewsooffice44@gmail.com

Numerka Office 00 252 63-4604001


Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...

Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86

Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Ciidanka SNM iyo kuwo dhulbahante ee ushaqeeya oo Dagaal Qarka usaaran Jiida Tukaraq
- Mar 1, 2021
Wararka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in xiisad dagaal ka ...
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...