Daawo:Nin Fuulay Baalka Diyaarad Ka Duuli Rabtay Madaarka Magaalada Laygoos.

Dhacdadan ayaa ka dhacday Dalka Nayjeeriya kadib markii Nin Uu Dusha sare Baalka Diyaarada Fuulay Xili Diyaaradu ay Rabtay Inay Ka duusho madaarka Magalada Laygoos ee wadanka Nayjeeriya,

 40 total views,  1 views today