Wadada isku Xidha Goolada laascaanood iyo Dhakhdarka weyn ee laascaanood oo hore loo odhan jiray Jidka Dhakhtarka weyn ayaa maanta loogu magac daray Hodon Naaleeye oo ahayd wariye Reer SSC ah oo ku dhimatay Qaraxii dhawaan ka dhacay Kismaay.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!