Iyadoo magaalada Kismaayo ee caasimada Jubaland ay ka socoto Doorashada Mamulka jubaland ayaa waxaa jira Beelo iyo Xubno siyaasiyiin ah oo Aad uga Biyo Diidsan Xukumada Madaxweyne Axmed Madoobe.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Warbaahinta waxaa maanta kula hadlay kismaayo Odayaal ay isku Beelyihiin Suldaan Dhawaan lagu xidhay Kismaayo kuwaaso si qabyaalad leh u weeraray madaxweyne Axmed Madoobe ,
