
Saylada xoolaha Magaalada Hargaysa ayaa laga dareemaya hoos udhac weyn oo ku yimid kala iibsiga xoolaha,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dilaaliinta xoolaha kala iibiya ayaa ku sheegay sababta hoos u dhigtay xoolaha inay tahay samayn uu reebay markabkii lagu xanibay magaalada Jida ee ka baxay dekeda berbera kaas oo ay samaysay shardi ay ku xidhay dawlada soomaaliya,

54 total views, 1 views today