Xaalad adag ayaa kasoo Cusboonaatay Ceerigaabo.
Madaxweynaha maamulka somaliland muuse Biixi wuxuu ka noqday so ojeedintii ay usoo jeediyeen Odayaal dhaqameed uu markii hore u diray Jabhada uu horkacayo Kornayl Caarre,
soojeedintaasi oo ahayd inuu ugu horeyn Ciidamada dib uga raro deegaanada uu geeyey. Waxaana taasi bedelkeeda Ciidamadii Somaliland ka joogay tuko-raq badankooda loo raray Buuraha Jabhada “Dulmi-diid” fadhiisinka ka dhigatay.
Dhanka kale waxaa Jabhada ku biiray tiroba saddex Kornayl.
Saraakiisha Jabhada ku biiray ayaa xalay ciidamada Somaliland Guryahooda saqdhexe u daateen iyagoo baadhaya.
Labbada dhinacba waxay u diyaar garoobeen dagaal, waxaana iminka ka dhex baxay Odayaashii Madaxweyne Biixi hore ergeda ugu dirtay
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.