dahabshiil

Ninka Cali khaliii Weedhaha Uu Hargaysa Ka Dhaho Dugsadow Daawo Muqaalka Muuse Biixi,

Dad badan ayaa waxay aaminsan yihiin Dr Cali Khaliif Galaydh waa laba xiniinyood maadaama uu Hargeysa dhexdeeda hadalada qaarkood ka dhex odhan karo,

Cali Khaliif marka lagu eego halbeega Muuse Biixi wuxuu noqonayaa iska hadalow Ina Igare, sababtoo ah dhinaca kale waxaa jooga Muuse Biixi oo ah wiil hoog kaadidiisa u soo cabay Kursiga uu hada ku fadhiyo oo aan aqoon wax la yidhaahdo “Somaliland” la wada leeyahay.

Sidee Cali Khaliif uga ogolaadaa hawl uu qaabkan ugu soo halgamay in uu la yeesho?.

Wuxuu yidhi Muuse Biixi ”nin ayaanu bakhaarkiisii iska guranay markuu yidhi yaa bixinayana waxaan ku idhi ayuu yidhi Muuse qorigaa bixinaya,‘Muuse Biixi ilaa maanta waa nin yaqaana wuxuu doonayo, isaga iyo Faysal Cali Waraabe waa metelayaasha kaliya ee shacabka aaminsan gooni isu taaga, taageero badana way ku haystaan.

Cali Khaliif xilligii dabinka loo dhigayey ee la soo xero galinayey qodobadii lala saxeexday oo dhan Muuse wuxuu yidhi samada ka eeg adeer , ninka hadalada uu Cali Khaliif ka yidhaahdo Hargeysa u yaqaana geesinimo qof habeen jiray maaha, sababtoo ah Ruficat Al-aqlaamu Wajafat Alsuxuf.

Waliba sidaas ayaa Muuse garab kaga haystaa shacabka aaminsan gooni isu taagaa wadaad iyo waranle, Salafi iyo Suufi, Rag iyo Haween, Ciyaal iyo Ciroole , agtoodana waa mujaahid aan laga daba hadli karin, Cali Laakiin isagoon Qorina waxba ku soo qorin ayuu haasawe Hargeysa la soo fadhiistay, oo aanu ku wadan wadaad iyo waranle, Wahaabi iyo Weysabadane, ciyaal iyo ciroole

Ninka doonaya in uu sidaa Muuse afka taagoow muraadkaaga u soo meehanow oo maacuunkaaga qori ku sii qoro.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=15182

Posted by on Jul 17 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841