Wareegtadii labaad ayaa isla Maanta kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur taas oo ku socota Milkiilayaasha Hotelada ku yaalla degmooyinka Gobolka Mudug.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Milkiilayaasha Hoteelada ku yaalla degmooyinka Gobolka Mudug ayaa lagu amray in Hoteeladooda ana lagu qaban Karin Shirar aysan ka warqabin Maamulada degmooyinka Gobolka Mudug.
Sidoo kale Amarkaan ayaa waxa la ogeeysiiyay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Mudug,waxaana la faray inay amarkaan dhagan geliyaan.
