Waxaa magaalada Hargaysa Maanta si balaadhan loogu soodhaweyay Fanaanka Maxamed Bk oo Magaalada Nairobi Show uu ku dhigilaha Laga Fashiliyay Islamarkaana lagu eedeeyay In uu yahay Cunsuri.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Show-ga BK ee Nairobi ayaa Burburay kadib markii BK Loo Diiday In uu Masraxa la soo galo Calanka maamulka Somaliland,
