600 Deg Deg Daawo:Jaaliyadda Sweden oo Tacsi Ka dirtay Weerarkii Kismaayo, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Jaaliyadda Sweden oo Tacsi Ka dirtay Weerarkii Kismaayo,

Jaaliyadda Reer Sweden Ee Dagan caasimada Dalkaasi ee Stockholm ayaa isugu yimid kulan balaadhan oo ay tacsi ugu dirayaan dadkii ku le’day weerarkii kismaayo.

Dhamaan qeybaha kala duwan ee Soomaalida Stockholm ayaa siwda jir ah ugu tacsiyeey ehelka qaraabada iyo umada soomaaliyeed ee dadkoodu weerarkaasi ku dhintay sidoo kale waxay ilaahay uga baryen in inta dhaawaca ahna caafimaad taam ah alle siiyo.

Weerarka kismaayo lagu qaaday oo in ku dhow 30 qof ku dhinten ayaa aad looga dameeray guud ahaan dalka iyod Dibada,

Ugu Danbayn jaaliyadda ayaa halkaasi tacsi uga diray Si gaar ah Hodan Naaleeye iyo Sayigeedi qabay jaamac Fariid iyagoona ka sheekeeyay Kaalintii ay Hodan ka qaadan jirtay Caawinta Masaakiinta iyo Goobaha Cibaadada ee masaajidada,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...