Daawo::Markabkii Lagu Fashiliyay Ismaqiiqii Muuse Biixi Maxaa ka Soo Kordhay,

Muqdisho{ Khaatumonews }Dawlada Soomaaliya ayaa Si Aan lahayn Gabasho Jilbaha dhulka ugu dhufatay Taliska Muuse Biixi kadib markii uu ka dhago adeegay In uu raaco Sharciga Dalka u yaal islamarkaana si aan Waafaqsaneen Sharciga uu u Xoolo uga dhoofiyay Dekeda Berbera,

Muuse Biixi Cabdi oo Riyada soo jeedka Beesha isaaq ku galasay 30 sano moodaya Run Iskuna haysta Dal gaar ah ayaa Markab sida 20 Kun Oo Naaf Oo Bila Sharci ah ku siidayay Badweynta kuna Jeheeyay Marsada Jidaha

Hadaba markabkaasi oo u Rarna ganacsado ka soo ejeda somaliland oo muuse biixi khalday ayaa lagu qabtay Qoorsagaaro kadib markii dawlada soomaaliya Sandulle kaga dhigtay in Waxa kaliye markabkaasi xoolaha looga Dajin kara tahay Shatiga dawlada soomaaliay, ayaa mudo sadex Casho ah oo markabkaasi dul hehabaayay Marsada Jidah ugu danbayn waxaa dawlada somalia safaxday in la siidaayo xoola lana dajiyo iyadoo ujeedku ahaa in wax lagu tuso kooxda ismaqiisa ku dhoofisay xoolaha.

Ugu Danbayn markii la safaxay markabkii islamarkaana ay awood u waayen kooxda Muuse Biixi waxaa ay maanta ka hadlen siidaynta markabka iyagoo leh dawlada Soomaaliya ma diidayn”su aasha is weydiinta mudan Ayaa Ah “yaa siidayay yuuse u xayirna?