Deg Deg Daawo:Puntland Xidhay Nabadoon Taageeray Dawlada Somalia,

Nabadoon Cabdilaahi Maxamed Jibriil oo kamidiah isimada Puntland ayaa xukumada Deni Dhigtay Xabsiga Kaidb markii uu taageeray Socdaalkii Raysal wasaare khayre ku yimi Gaalkacayo.

Sidoo kale nabadoonka ayaa soo dhaweyay xukumada Nabad iyo nolol.