Deg Deg Daawo:Garaadka Guud ee SSC Ka hadlay Qaraxi Kismaayo,

Garaad Jamac Garaad Cali oo ka Hadlay Qaraxyadii kismaanyo ka dhacay, Dhinaca Kale Tacsi u Diray Agaasimihii Guud ee Waxbarashada somalia Muuse Taray oo dhawaan Dalka turkiga ku Geeriyooday