Deg-deg Daawo Video: Warbaahinta laascanood oo tacsi tiraanyo leh u dirtay wariye hodan naaleye

Guud ahaanba warbaahinta gobolka sool ayaa tacsi tiraanyo leh udiray Da rabbi naxariistii jano haka waraabiyee marxuumad wariye hodan naaleeye oo ku geeriyootey qarax ka dhacay magaalada kismaanyo gaar ahaan hotel cascaseey

HALKAN KA DAAWO VIDEO