Diyaarad gaar ah oo Sidday wafti kasocda Wasaradda Difaaca dalka Qatar ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Wafdiggaan ayaa garoonka Diyaaraddaha ee Dhuusamareeb, waxaa kusoo dhaweeyay Wasiir dowladdaha Wasaaradda Difaaca Soomaaliya Maxamed Cali Xaggaa.
Kulan saaxafaddu dibed joog ka tahay ayay la qaadanayaan Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo kusugan Magaalada Dhuusamareeb

