dahabshiil

Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Muxuu ka yidhi Weerarkii Kismaayo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si kulul uga hadlay weerarkii shalay gelinkii dambe lagu qaaday hotelka Cas-casey oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Ugu horreyn Madaxweynaha ayaa Tacsi u diray ehellada ay dadkoodu ku dhinteen weerarkaasi, sidoo kalena ku dhaawaca ah u rajeeyey caafimaad deg deg ah.

Madaxweyne Farmaajo ayaa amray hay’ada amniga inay sare u qaadaan sugida ammaanka.

Sidoo kale wuxuu xukuumadda Soomaaliya faray in si degdeg ah ay gurmad caafimaad ugu fidiso dadka ay culus tahay xaaladdooda caafimaad.

“Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Weerarkan argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Kismaayo waxa uu muujinayaa yoolka cadawga dadka Soomaaliyeed oo salka ku haya in ay meel kasta ku gumaadaan haldoorkeenna iyo guud ahaan dadkeenna.” Ayuu yiri Madaxweynuhu.

Dhanka kale Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka dowlad goboleedka Jubbaland inay xoojiyaan midnimadooda iyo wadajirkooda, islamarkaana ay la shaqeeyaan laamaha amniga ee maamulkaaasi.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=15012

Posted by on Jul 13 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841