Sida uu sheegay Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe waxaa ku geeriyoodey weerarkii Kismaanyo 26 qof, waxaana ku dhaawac May 56 qof oo kale.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!


Dadka Ajnabiga ah ee goobta ku dhintay ayaa waxay kala yihiin.
Kenyan 3 qof.
Canadian 1 qof.
British 1 qof.
American 2 qof.
Tanzanian 3 qof.

Dadka caanka ahaa ee ku dhintay ayaa waxaa ka mid ahaa.
Hodan Naalaye oo ahayd Saxafiyad iyo samafale.


Jaamac Fariid oo hore uga soo qabtay xil wasiirnimo Jubbaland isla markaana xaaskiisu ahayd Hodan Naalaye Murashaxa Maxamed Ismaaciil Shuuriye.Wariye Gacma dheere.