Deg Deg Daawo:Shirkadda ugu Samaynta Badan Laascaanood oo Weerar Lagu Qaaday Maxaase Dhacay inta Kadib,

Shirkada Lesco Ama sool Power Oo ah shirkadda ay leeyihiin Ganacsato reer laascaanood ahna islamarkaana ah shirkada guud ahaan Dabka siisa Magaalada laascaanood ayay saaka weerar ku qaaden maleeshiyaad ka amar qaata somaliland oo ay hor boodayaan Cabdirashidi Ducaale Qambi iyo Badhasaabka laascaanood.

Weerarkan shirkada lagu qaaday ayaa lagu Burburshay qeybo badan oo kamid ah dhismaha shirkada iyadoo loogu xalaalsanaayo Burburka Hantida Dadka Wado baneen iyo wax lamid ah.

Weerarkaas kadib shirkad lesco waxay guud ahaan ka jartay dabka magaalada laascaanood iyadoo xafiiskayadda,Guryaha iyo goobkasta ay hada dansan tahay laascaanood.

Shirkadan oo ah tan ugu samayn badan ayaa durbaba samaysay kuwa weerarka ku qaaday oo guryahoodu madow yihiin iyo guud ahaan Xafiisyadoodu.