600 Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Libya | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Libya

Ugu yaraan Afar Qof ayaa ku geeriyootay 33 kalena dhaawacyo ayaa soo gaaray, markii qarax lala beegsaday Laba Baabuur oo ka mid ahaa Gaadiid lagu waday meydka talihii hore ee Magaalada Benghazi, oo dhacda bariga Libya.

Afhayeen u hadlay Wasaaradda arrimaha gudaha ee Dalka Libya oo lagu magacaabo, Tarek el-Kharraz, ayaa wakaaladda wararka ee AP u sheegay, in Dadka uu qaraxu haleelay ay kala ahaayeen Laba Boliis ah iyo Laba Shacab ah, halka dhaawacuna ay sidoo kale isugu jiraan Askar iyo Rayid.

Dalka Libya ayaa waxaa ka jira kooxo Hubeysan oo kala feker ah, kuwaas oo unkamay markii talada Dalkaasi xoog looga qaaday Mucammar Al-Qadaafi, oo muddo ka badan 40 Sano soo xukumayay Dalkaasi.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...