Maamulka Muuse Biixi Ayaa markii ugu horeysay Colaada Beelaha Sanaag ee ka socota Celafwyen islamarkaana ay ku jiran maleeshiyada muuse biixi ka marqaadata waxaa ay si indho beel nimo ah ugu eedeeyen xukumada fadaraalka soomaaliya iyo maamulka puntland.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!