Deg Deg Daawo:Maxamed Kaahin Muxuu Hargaysa Kawada

Waxaa saacadihii ugu danbeeyay ka soconaayay magaalada Hargaysa kulamo khaas u ah wasiirada xildhibaanad gudoomiyaasha Beesha Habar Jeclo ee ku jira maamulka somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maxamed Kaahin Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulkaasi ayaa Kulan albaabadu u xidhan yihiin oo khaas ah isugu keenay Gudoomiyaha Galaha Guurtida maamulka somalialnd Saleeban gaal iyo Wasir Gafaadhi oo isna ka soo jeeda Beesha Habar Jcelo. iyo Xubno kale oo Maamulkaasi ku jira

Kulama Dhinaca ah ee Maxamed Kaahin La qaatay xubnaha ay isku beesha yihiin ilaa hada macada waxa looga hadlay.

Maxamed Kaahin ayaa kamid ah Xubnaha sida aadka ah Loogu eedenaayo in uu Holcinaayo Dagaalka ka socda Ceelafwyen Ee Beelaha Habar Yoonis iyo Habar Jeclo,