dahabshiil

Deg Deg Daawo:Beesha Axmed Madoobe Oo War Culus Kaga Dhawaaqday Kismaayo,

Kismaayo{ Khaatumonews }Shir ay taageerayaasha Axmed Madoobe ee Beesha Kuumade ku yeesheen magaalada Kismaayo ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xaaladda Jubbaland, Doorashooyinka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xubnaha shirkaasi ka qeyb galay ayaa dad ka kala yimid dunida dacaladeeda ayaa lagu eedeeyay Dowladda Soomaaliya inay faragelin ku heyso Doorashada Jubbaland, isla markaana la diidsiiyey xaqii ay ku lahayd dowaldda federaalka, iyadoo mas’uuliyiintii uga midka ahaa dowladda denbiyo lagu soo oogay, weliba ay bannaan yihiin xilalkaasi.

Waxay Baadil ku tilmaameen qoralkii kasoo baxay xukuumadda Soomaaliya ee habraaca doorashada Jubbaland, waxayna ku tilmaameen inuu ahaa qas abuur lagu khalkhal gelinayo nabadda Jubbaland.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Beesha Kuumade ay isku raacday inuu musharaxeeda kaliya ee doorashada Jubbaland uu yahay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), waxaana loo mahad celiyey Puntland oo ka hor timid faragelinta dowladda Federaalka.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=14962

Posted by on Jul 11 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841