600 Deg Deg Daawo:Dagaal Ka Socda Gudaha Ceerigaabo iyo Shacabka Oo Hubka Gurtay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Dagaal Ka Socda Gudaha Ceerigaabo iyo Shacabka Oo Hubka Gurtay,

Xaalada magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa maanta aad u Kacsan, Waxaana laga Maqlayaa Rasaas Xoogan, Sidoo kale Ciidanka Somaliland iyo Kuwa Taageersan Kornayl Caarre ayaa dagaal ku dhexmarayaa deegaanka dhoob ee Bariga magaalada ceerigaabo, Kaasi oo dhaliyey khasaare kala duwan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gudaha magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka sanaag waxaa hada laga maqlayaa Hub Culus,  Sidoo kale Dad shacab ah o taageersan jabhada caare ayaa Hubka qaatay, Sida ay muujinayaan  Sawirro laga soo qaaday, Kuwaasi oo iska rogay Calanka Somaliland.

masuuliyiinta Maamulka gobolka  ku magacownaa ayaa lagu soo waramayaa inay magaalada uga baxeen dhinaca tuulada Yufle.

Xaalada Cusub ee kasoo Korodhay Gobolka sanaag ayaa kusoo aadaysa iyadooo Horay ay Gobolkaasi uga jireen Colaaado Sokeeye oo kusoo Noqnoqday deegaanka Ceel-Afwayn, Taasi oo sababtay in Madaxwaynaha Somaliland uu dhowaan kusoo Rogo  Xaalad deg deg ah, Inkastoo uu markii dambe la laabtay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...