Deg Deg Daawo:Ceerigaabo Gubanasa iyo Taageerayaasha Caare Oo Fariin Kulul Diray Muuse Biixi,

Magaalada Ceerigaabo ayaa QiiiQ xoogan iyo Rasaas culus marba marka ka danbaysa sii xoogaysanaya kadib markii ay isku faro saaren Shacabka Taageersan Jabhada Caare iyo Maleeshiyada Muuse Biixi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO