Dagaal culus oo dhiig badan ku daatay ayaa 48 Saac ee ugu Danbeeyay ka soconaayay Deegaano kamid ah Degmada ceelafweyn ee Gobolka Sanaag,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Weli Dagaalkii Ceelafweyn Waa Socoanayaa Jabahado Labada Beelood ah ayaa Hada hubka Noocyadiisa waaweyn Isku Riday Sida La sheegayo Waxaa La kala qabsaday Tigniko Dhiwor ah,

dhamashada Waa xad Dhaafatay Ilaa kii shalay waxay ku dhowedahay 20 iyo Wixii ka Sareeya waloow Aanay Jirina Tiro Rasmi ah oo la ogyahay .