Xaalada Deegaanka Ceelafweyn ayaa meel adag maraysa xiligan kadib markii halkaasi dagaal beeleed xoogan uu ku dhexmaray Beelaha habar Jeclo iyo Habar yoonis,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay toban kalena way ku dhaawacmeen dagaal beeleed shalay ilaa maanta ka dhacay Deegaanka Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag.

HALKAN KA DHAGAYSO

Idaacadda VOA Ayaa waraysi la yeelatay Qaar kamid Dadka Halkaasi Dirirtu Ku dhexmartay