Deg Deg Daawo:Saleebaan Cali koore Oo Digniin U Diray Cali khaliif Galaydh,

Saleebaan Cali koore ayaa si dagdag ah uga jawaabay hadalkii xalay ka soo yeedhay Dr cali khaliif galaydh ee ahaa in aan loo dhamayn maamulka somaliland,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali khalif Galaydh oo inta badan hargaysa kaga celcelsha looma dhama ama lama wada laha maamulka somaliland ayaa markii ugu horeysay la kulmay jawaab uga timid maamulka muuse biixi taaso loo soo mariyay ninka ay isku deegaanka yihiin ee saleebaancali koore,