Deg Deg Daawo:Qoyska Gabadhii Ninka Isk Dhigtay Oo Hadlay,

Waxaa markii ugu horaysay ka hadlay Qoyska Dhalay Gabadh Shalay Lagu Qabtay Gaalkacayo taaso Iska dhigtay Nin ISlamarkaana qabtay ama Guursatay Labo Kale oo Dumar ah,