600 Deg Deg:Xukumada Soomaaliya oo taageero ku heshay xiriirka ay u jartay dalka Guinea | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Xukumada Soomaaliya oo taageero ku heshay xiriirka ay u jartay dalka Guinea

Dowladda Nigeria ayaa waxey taageertay go’aanka dowladda Soomaaliya ay xiriirka ugu jartay dowladda Guinea oo soo dhaweyn ka careysiisay Soomaaliya u sameysay Madaxweynaha Maamulka Somaliland.

Senator Shehu Sani oo ka mid ah aqalka sare ee dalka Nigeria ayaa Guinea ku eedeeyay in ay ku xadgudubtay midnimada Soomaaliya.

Bartiisa Twitterka ayuu ku yiri: ” waa Khalad in Guinea ama dal ka mid ah galbeedka Afrika uu wax aqoonsi ah siiyo Somaliland ama xitaa gobol kale oo gooni u goosad ka ah Soomaaliya,”.

Senator shehu Sani oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas ku daray “waxaa jira hal Soomaali, oo aan aqoonsannahay annaga,wanaa in aysan isbeddelin,waxa Soomaaliya ka socda waa iska xaalad, maalin ayeyna noqon doonaan Taariikh”.

Somaliland ayaa aad uga carootay tallaabada ay qaadday Dowladda Federaalka ah waxaana ay ku eedeeysay in aysan doonayn sii socoshada wadahadallada labada dhinac.

Dowladda Federaalka ah ayaa todobaadkii la soo dhaafay ku dhawaaqday in ay xiriirka u jartay dalka ku yaalla Galbeedka Afrika inkasta oo wali aysan ka falcelin dowladda Guinea.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...