Deg Deg Daawo:Shacabka Buuhoodle Oo Taageeray Go aankii Isimada iyo ka dawlada Ugu jartay Xidhiidhka Gini,

Shacabka gobolka cayn Buuhoodle ayaa taageeray oo soodhaweeyay go aankii isimada ssc iyo go aankii dawlada soomaaliya xidhiidhka ugu jartay dawlada gini,

 50 total views,  2 views today