600 Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Hargaysa Soo Gaadhay Isagoo Cadhaysan Oo Caytamaya, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Hargaysa Soo Gaadhay Isagoo Cadhaysan Oo Caytamaya,

Hogaamiyaha maamulka somaliland Muuse Bixii ayaa maanta kusoo laabtay magaalada hargaysa kadib socdaal fashil ku soo dhamaaday u ku tegay Dalka Gini.

Muuse Biixi oo cadhaysan islamarkaana wajigiisa xanaaq badan ka muuqdo ayaa aflagaado kala dul dhacay isagoo la hadlaya shacabka hargaysa waxaana uu yidhi“Hadalka Farmaajo ka soo yeedhayw aa dameer ciyay dagaal dhankastana ahna diyaar ayaanu u nahay’

 Isaaq oo maanta Daarood u hanjabaya waa mid ka mid ah callaamadaha aduunka jah wareeray.

Si kastaba ha ahaate fashilka muuse ayaa mar labaad sii balaadhay kadib markii uu wax uu usheego waayay shacabka hargaysa ee sugaayay inuu bal war bixiyo wixii uu kala soo laabtay Gini,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...