
Cali khalif Galaydh Madaxweynihii hore Khaatumo ayaa si yaab leh oo ku abuurtay cadho uga hadlay safarkii fashilka ku soo dhamaaday ee muuse biixi ku tegay Gini,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Cali Khaliif Galeydh oo safarkii Muuse Biixi ee dalka Gini ka hadlay ayaa yidhi “Waar Gini koontaraag (Heshiis) ay kuusoo saxeexaysaa ma jirto, Ictiraaf ay kuusoo saxeexaysaa ma jirto, dadka yaan la madluufin ee innaga oo miyir qabna aan wada hadalno”
Sidoo kale Siyaasi Cali Khaliif : ayaa Habaarey gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Siyaasinyiinta gobollada SSC ay yihiin kuwo waxmatarayaal ah hortaagan hormarka gobolladaasi.

40 total views, 1 views today