Iskuulka Abaarso waa Iskuul Kuyaal Magaalada Hargaysa waxaana leh Dad ajaanib ah waa Goobta waxbarashi ee kaliye Lagu barta Dhaqamada Galmada Dadka isku Jinsiga ah iyo Dhaqamo kale oo halis badan
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Hadaba Wariye Coldoon oo Xogo badan Ka Bixiyay iskuulkaasi ayaa waxaa kamid ah Arrimaha hada uu xabsiga ugu jiro Xogihii uu ka biyayay.
Waalidiinta iyo Masuuliyiinta iskuulkaasi ayaa maanta la hadlay warbaahinta iyagoo doonaya in Cabdimaalik Coldoon loo saaro Maxkamad islamarkaana Foolxumada Hadhaysay iskuulkaasi ka dhigayawaxba kama jiran
