Daawo:Sir Ka Fakatay Faysal Cali Waraabe Maanta,

Gudoomiyaha XIsbiga Ucid Faysal Cali waraabe ayaa maanta Silama filaan ah waxaa afkiisa uga soo baxday sir culus oo maamulka Hargaysa ama beesha isaaq ku dhisan yahay.

Faysal oo cadhaysan ayaa Fagaare ka sheegay in Dadka Reer Isaaq ama somaliland ay midooben kuna midooben colaada, iyo Naceenka daarood.

Hadalkan Sida lama filaanka ah uga soo booday faysal ayaa ah mid sir u ahaa beesha isaaq taaso maamulkoodu ku dhisan yahay cadaawad iyo colaada daarood markasta oo ay xasuus galana ay ilooban waxkasta oo dhexyaal iyagoo ka cabsi qaba in daarood ka taliyo Hargaysa iyo xamar.