Daawo::Haweenay Nin Ahaan u Guursaday Dhawr Dumar ah Oo Lagu Qabtay Gaalkacayo.

Ciidamada booliska Degmada Gaalkacayo ee dhinaca Galmudug ayaa sheegay in ay saaka qabteen haweenay nin iska dhijirtay oo dhowr dumar ah guursatay.

Taliyaha qeyba Booliska gobolka mudug Maxamed Nuur Cali ayaa weriyaasha u sheegay inay haweenaydan ay hadda la joogeen dumar ay qabtay qaar kalena ay kala tageen.

Gabadha ayaa xubinta taranka u isticmaali jirtay bahalka hoose ee sawirka ka muuqda.

Taliyaha ayaa sheegay in ay baadhitaanno ku wadaan gabadhan nin ahaanta u shaqeysan jirtay.